Ururka umulisooyinka Somaliland Oo kulan lagaga arrinsanaayey qorsho sanadeedka shanta sano ee umulisooyinka somaliland.

Ururka umulisooyinka Somaliland Oo kulan lagaga arrinsanaayey qorsho sanadeedka shanta sano ee umulisooyinka somaliland.

Hargeysa – Kulanka oo lagu eegayey qorsho sanadeedka shanta sano ee umulisooyinka somaliland, kulankan oo ahaa mid ay ka soo qayb galeen masuuliyiinta wasaarada horumarinta caafimaadka, mihnadlayaasha caafimaadka iyomaamuliyaasha iskuulada caafimaadka ee gobolada.

Kulanka oo socday muddo laba cisha ah waxa iska kaashaday Somaliland Nursing and Midwifery Association “slnma”, Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL iyo Hayada UNFPA iyadoo lagu falanqeeyey qorshaha shanta sano ee umulisooyinka Somaliland.

Ugu horeyn waxa halkaas ka hadashay farax oo ku hadalaysay Ururka SLNMA- “aad baad ugu mahad santihiin dhamaantiin sida aad uga qayb qaadateen qorshaheen shanta sano waxayna noqonaya inaanu ilaalino, kadina ay ku noqoto qorshaha umulisooyinka Somaliland ee shanta sano ee soo socda”

 

 

 

Add Your Heading Text Here

Share:

More Posts

Send Us A Message