Ururka umulisooyinka Somaliland Oo kulan lagaga arrinsanaayey qorsho sanadeedka shanta sano ee umulisooyinka somaliland.

Hargeysa – Kulanka oo lagu eegayey qorsho sanadeedka shanta sano ee umulisooyinka somaliland, kulankan oo ahaa mid ay ka soo qayb galeen masuuliyiinta wasaarada horumarinta caafimaadka, mihnadlayaasha caafimaadka iyomaamuliyaasha iskuulada caafimaadka ee gobolada. Kulanka oo socday muddo laba cisha ah waxa iska kaashaday Somaliland Nursing and Midwifery Association “slnma”, Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL iyo Hayada […]