Ururka Nursing-ka iyo Umulisooyinka Somaliland Oo Doortay Doodhka Ururka.

Ururka Nursing-ka iyo Umulisooyinka Somaliland Oo Doortay Doodhka Ururka.

Hargeysa –  Munaasibada oo ka qabsoontay magaalada hargeysa  waxa lagu dooranayey xubnaha boodhka cusub ee ururka Nursing-ka iyo umulisooyinka Somaliland.

Madashan lagu dooranayey boodha cusub wax goob jog ahaa agaasimaha fulinta ee ururka Nursing-ka iyo umulisooyinka Somaliland, xubnaha cusub ee boodhka iyo kuwii hore.

Ugu horeyn waxaa halkaas hadalo ka jeediyey xubnihii hore ee boodhka iyga oo ka war bixiyey waxyaabihii u qabsoomay intii ay ahaayeen boodhka ururka sidoo kale u hambalyeey xubnaha cusub,

Intaa kadib waxa cod gacan taaga lagu doortay xubnaha cusub ee boodhka ururka Nursing-ka iyo umulisooyinka Somaliland.

 

Share:

More Posts

Send Us A Message