Ururka Nursing–ka iyo Umulisooyinka Oo Tababar u Qabtay Macalimiinta iyo Hablaha Toban Iskuul Oo ku Yaala Hargeysa

Ururka Nursing–ka iyo Umulisooyinka Oo Tababar u Qabtay Macalimiinta iyo Hablaha Toban Iskuul Oo ku Yaala Hargeysa

Hargeysa – Tababarkan oo ku saabsanaa sidii hablaha caafimaadkooda iyo waxbarshadooda la isku xidhi lahaa isla markaan ay u gaadhi lahaayeen yoolka iyo hadafka dhalinyarnimo ee waxbarshada ka leeyiiin.

Tababarkan waxa soo qaban qaabiyey wasaaradaha waxbarshada iyo caafimaadka, haya’da UNPA, ururka  iyo nursing–ka iyo umulisooyinka Somaliland ayaa waxa tababarkan loo qabtay macalimiinta iyo hablaha toban iskuul oo ku yaala magaalada hargeysa.

Tababarkan ayaa socday mudo seddex maalmood kaas oo ay ka aa’idaysteen ardayda hablaha ah iyo macalimiinta iyo maamulayaasha dugsiyadasi.

Share:

More Posts

Send Us A Message