๐Œ๐ฎ๐ง๐š๐š๐ฌ๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ฑ๐ฎ๐ฌ๐ค๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‚๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐”๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ข๐ฌ๐š๐๐š ๐€๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐š.

Munaasabada xuska Maalinta caalamiga ah ee Umulisooyinka ee 5 May ayaa lagu qabtay magaalada Hargeysa kaas oo ay soo qaban qaabiyey ururka nursing-ka iyo Umulisooyinka somaliland. Waxaana maalintan si wadar jir ah ugu dabaaldagay Ururka Nursing ka iyo Umulisooyinka Somaliland, Umulisooyinka somaliland, Nurses-ka Haayadaha kala duwan iyo jaamacaddaha, macallimiinta, iyo ardayda kulliyaddaha Umulisooyinka iyo xubnn […]

Photos: International Day of Midwives Celebrated in Hargeisa

The International Day of Midwives, commemorated annually on May 5, was celebrated in Hargeisa with a well-attended event organized by the Somaliland Nursing and Midwives Association. The celebration brought together midwives from across Somaliland, nurses from various institutions and universities, teachers, students from midwifery colleges, and members of Somalilandโ€™s Council of Ministers. During the event, […]

Ka faa’idayso fursadan

#SLNMA– Waxay idin leedahay halaga faa’idaysto fursahaa wax-barasho ee shaqadana lagaga helaayo sacuudi caribaya. Learn More / Join: https://www.barezaance.com/

SLNMA Successfully took place, bringing together nurses and midwives to celebrate progress, share knowledge, and strengthen our profession.

SLNMA successfully took place, bringing together nurses and midwives to celebrate progress, share knowledge, and strengthen our profession. After concluding impactful CNR sessions, we now proudly join the ICN Conference alongside delegates from 150 countries in Helsinki. Deep thanks to our Board of Directors and Executive Teamโ€”your dedication makes all of this possible. Together, we […]

Ururka Nursingโ€“ka iyo Umulisooyinka JSL Oo Hargeysa ku Qabtay Xuska Maalinta Umulisooyinka Aduunka.

Hargeysa โ€“  Xuskan oo ay soo qabanqaabiyeen ururka Umulisooyinka iyo Nursing โ€“ka Somaliland ayaa lagu muujiyay doorka lama huraanka ah ee umulisooyinku ku leeyihiin badbaadinta nolosha hooyada iyo dhallaanka, iyo sidii kor loogu qaadi lahaa sumcadda iyo kaalinta umulisooyinka Somaliland. Munaasibada oo lagu qabtay magaalada hargeysa ayaa wax ka soo qayb galay wasiir ku xigeenka […]

Xuska Maalinta Umulisooyinka: Wasiir Ku-xigeenka Caafimaadka oo Dhiirrigelisay Umulisooyinka

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL oo Ka Qayb Gashay Xuska Maalinta Umulisooyinka Aduunka Hargeysa โ€“ Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland, Marwo Samsam Maxamed Saalax, ayaa maanta si rasmi ah uga qayb gashay xuska Maalinta Umulisooyinka Adduunka, oo si weyn looga xusay magaalada Hargeysa. Xuskan oo ay soo qabanqaabiyeen ururka Kalkaalisooyinka iyo Umulisooyinka […]