SLNMA Successfully took place, bringing together nurses and midwives to celebrate progress, share knowledge, and strengthen our profession.

SLNMA successfully took place, bringing together nurses and midwives to celebrate progress, share knowledge, and strengthen our profession. After concluding impactful CNR sessions, we now proudly join the ICN Conference alongside delegates from 150 countries in Helsinki. Deep thanks to our Board of Directors and Executive Team—your dedication makes all of this possible. Together, we […]
Ururka Nursing–ka iyo Umulisooyinka JSL Oo Hargeysa ku Qabtay Xuska Maalinta Umulisooyinka Aduunka.

Hargeysa – Xuskan oo ay soo qabanqaabiyeen ururka Umulisooyinka iyo Nursing –ka Somaliland ayaa lagu muujiyay doorka lama huraanka ah ee umulisooyinku ku leeyihiin badbaadinta nolosha hooyada iyo dhallaanka, iyo sidii kor loogu qaadi lahaa sumcadda iyo kaalinta umulisooyinka Somaliland. Munaasibada oo lagu qabtay magaalada hargeysa ayaa wax ka soo qayb galay wasiir ku xigeenka […]