Xuska Maalinta Umulisooyinka: Wasiir Ku-xigeenka Caafimaadka oo Dhiirrigelisay Umulisooyinka

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL oo Ka Qayb Gashay Xuska Maalinta Umulisooyinka Aduunka Hargeysa – Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland, Marwo Samsam Maxamed Saalax, ayaa maanta si rasmi ah uga qayb gashay xuska Maalinta Umulisooyinka Adduunka, oo si weyn looga xusay magaalada Hargeysa. Xuskan oo ay soo qabanqaabiyeen ururka Kalkaalisooyinka iyo Umulisooyinka […]