Welcome to Somaliland Nursing and Midwifery Association

Welcome to Somaliland Nursing and Midwifery Association

Ururka kalkaaliyayaasha iyo umulisooyinka Somaliland ee SLNMA ayaa Hawl wadeenada MCH –yada u qabtay tobabar la xidhiidha Xanuunada Dhimirka

E-mail Print PDF

Tobabarkani oo ururku uu soo qaban qaabiyay laguna qabtay magaalada Hargeisa ayay ka qayb qaadanayeen hawl wadeenada caafimaadka ee ka hawl gala dhamaan goobaha hooyada iyo dhalaanka ee loo yaqaano MCH ee ku yaala Hargeisa iyo shan iyo toban magaalo oo kala ah Farawayne , Arabsiiyo, Qoolbulaale , Sabowanaag, Balicabane ,Baligubadle, Bhinbiriyaale, Agabar, Ceel la helay, Daarasalaam, Wajaale ,Dacarbudhuq, Salaxaley ,Gebiley iyo Dararwayne.

Read more...
 

 


 

 

Who's Online

We have 1 guest online